Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nigeria oo maanta doorasho loo dareeray

Dalka Nigeria-na ku dhawaad lixdan milyan oo qof ayaa u dareeraya goobaha codbixinta si dadku ay u soo doortaan madaxweyne iyo xubnaha baarlamanka ee dalkaasi afarta sano ee soo socota.

Codbixinta ayaa lagu wadaa in goor dhow ay waddankaas ka bilaabato.

Weriyaha BBC, Maxamuud Cali Maxamed oo Abuja jooga ayaa ka waramaya.