Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tallaabooyin lagu hagaajinayo xuquuqda haweenka ka howlgala guryaha

Haweenka ka howlgala guryaha ayaa mararka qaar waxa ay la kulmaan dhibaatooyin af iyo adin ah.

Dhibaatooyinkaas ayaa haatan la doonayaa in la yareeyo oo haween isxilqaamay ayaa markii ugu horreysay u istaagay arrintaasi oo magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka sameeyeen urur u dooda xuquuqda hablaha adeegtooyinka ah.

Shukri Xasan Jaamac, waa gudoomiyaha ururkaasi, waxa ay u warrantay weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige.