Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faallo: xaaladda Yemen oo sii xumaanaysa

Dowaldda Mareykanka ayaa sheegtay in ay sida ugu dhaqsaha badan hub ugu geyneyso xulafada uu Sacuudiga horkacayo ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta Yemen.

iyada oo weerarkii ugu dambeeyay ee xulafadu qaadeena ay ku bartilmaameedsadeen saldhig ay Xuutiyiintu ku leeyihiin gobolka Ibb, waxaana la sheegaya in xaalada bani'aadanimo ee dalkaasi sii xumaaneyso Dr Maxamad Maxamuud Raage oo ka faalooda arrimaha Carabta ayaa Fardowsa Maxamad Cilmi ka wareysatay xaladahaasi.