Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa kala haysta Soomaalida Islii iyo kutaanka?

Tobankii sano ee la soo dhaafay laamaha caafimaadka ayaa waxay si gaar ah u darsayeen saameynta dhinaca caafimaadka ee ka dhalan karta kutaanka oo ku soo badanaysa meelo badan oo ka mid ah magaalada Nairobi.

Waxa ugu daran xaafadda Eastleigh ee ay soomaalidu ku badantahay oo dad badan ay ka cabanayaan dhibaatada ay ku hayso kutaanka.

Dad badan ayaa guryahoodii ugu guuray, iyadoo dhinaca kalana xaafadda ay ku soo badanayaan dadka ka ganacsada buufinta kutaanka

Halkan ka dhagayso warbixin Bushra Noor Mohamed ay arrintaasi ka diyaarisay.