Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dood ku saabsan saameynta xiritaanka xawaaladaha Kenya

Kenya ayaa amartay in la xiro 13 xawaladood iyo xisaabaadka bangiyada ee 86 shaqsi kaddib markii weerar lagu qaaday Jaamacad ku taala Magaalada Garissa ee waqooyi bari Kenya ay ku dhinteen ku dhowaad 150 qof.

Weerarkaasi waxa sheegatay kooxda shabaab ee Soomaaliya

Halkan ka dhagayso barnaamijka dooda jimacaha oo uu soo jeedinayo Cabdirizaaq Xaaji Catoosh.