Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hilary Clinton ayaa sheegtay inay u tartamayso madaxweynenimada Maraykanka

Hilary Clinton ayaa doonaysa in xisbigeeda Dimoqraadiga uu u magacaabo inay u tartanto doorashada madaxweynenimada Maraykanka ee 2016.