Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caaqil laga afduubtay Mandheera

Dabley hubeysan ayaa deegaanka Mandheera ka afduubtay caaqilka degmada Carabiya, Mukhtar Macallin Ibrahim, oo lagala degay gaari ka soo baxay Carabiya oo u safrayay magaalada Mandheera.

Wakiilka deegaanka Carabiya ee baarlamaanka hoose Mandheera, Cabdullahi Cabdiraxman Cali, ayaa arrintaasi uga warramay Ciise Xaaji Cabdille.