Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Masuul Mandhera laga afduubtay oo la dilay

Dablaydii afduubatay shalay Caaqilka Carabiya ee deegaanka Mandheera Mukhtar Macallin Ibrahim, ayaa lagu soo waramayaa in dadkii afduubtay ay dileen. Cabdinuur Dhaqane Xuseen oo ah ku xigeenkiisa ayaa sheegay in uu safarkaasi ku weheliyay balse uu ka baxsaday sida ay wax u dhaceena waxa uu uga waramay wariyaha BBC-da Axmad Xaaji Xasan.