Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Olole ka dhan ah tahriibka oo Kenya ka socdo

Kooxda Badbaado ayaa dhawaanahan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ka waday olole ay dadka kaga wacyigelinayaan tahriibka.

Haddaba Xuseen Fowzi iyo Naziid Axmed oo ka tirsan kooxdaasi ayaa nagu soo baaqdey Stuudiyaheenna Nairobi.

Waxayna ka hadleen dadaallada ay ugu jiraan inay dadka ka joojiyaan tahriibka, oo ay ka mid tahay riwaayad ay dhawaan soo geliyeen YouTube-ka.

Cabdullahi Sheekh ayaa wareystay labadoodaba, waxaana uu ugu horrey weydiiyay riwaayadda ay sameeyeen, Hadalka waxaa ku horreynaya Xuseen Fowzi.