Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulanka wasaaradda lacagta US iyo Dahabshiil

Iyadoo ay weli taagan tahay dhibaatada haysata xawaaladaha Soomaalida, gaar ahaan dalka Kenya ayaa dhawaan madax shirkadda Dahabshiil waxa uu kula kulmay aqalka cad ee Mareykanka masuuliyiin ka tirsan dowladda Mareykanka.

Waxyaabaha ay ka wada hadleen waxaa ka mid ah bal sidii xal loogu heli lahaa arrintaasi. Cabdirashiid Maxamed Dahabshiil ayaan ka wareysanayay arrintaasi.