Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gudoomiyihii xilka laga qaaday oo jawaabay

Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee maxkamadda sare ee Somaliland, Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa jawaab ka bixiyay dareenkiisa xil kaqaddista madaxweynuhu ku sameeyay ee baarllamaankuna maanta ansixiyeen.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed saciid Cige ayaa ku wareystay xafiiskiisa.