Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Wasiirka Maaliyadda Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo dhowaan loo magacaabay xilkaasi ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dakhliga miisaaniyadda ee sanadka 2015 , iyadoo ay jiraan warar sheegaya in dakhligii is dhimay .

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa wareystay wasiiradda.