Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Djibouti: Doorashooyinka soo socda

Waxaa booqasho ku jooga dalka Fransiiska xoghayaha guud ee isbahaysiga mucaaridka Djabouti, USN, islamarkaana ah gudoomiyaha xisbiga RAAD , Cabdiraxmaan Maxamed Geele (TX), haddaba C/raxmaan Bidhaan ayaa weydiiyay arrimo ka mid ah siyaasada Djabouti iyo doorashooyinka soo socda.