Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doomihii Yemen oo hoganaya Berbera

Ayadoo uu dagaalka ka socda Yemen dhaliyey dhibaatooyin la xiriira xagga bani'aadminimada ayuu dhanka kalana saameyn ku yeeshay doonyihii isaga gooshi jiray Berbera iyo dekedaha Yemen ee xoolaha iyo beecsharadaha qaadi jiray, kuwaasoo qaar ka mid ah ay hadda joogaan dekedda Berbera.

Weriyaha BBC, Axmed Saciid Cige, oo shaqo u jooga magaalada Berbera ayaa tegay dekedda, wuxuuna kula kulmay doonyihii Yemen oo hoganaya halkaas, kaddibna wuxuu wareystay mid ka mid ah shaqaalaha doomahaas oo ku hadlaya afsoomaali jajaban.