Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Banaanbax looga soo horjeeday ajnabi nacaybka Koonfur Afrika

Lahaanshaha sawirka BBC World Service

Magaalada London waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeeday ajnabi nacaybka Koonfur Afrika oo ay ka qaybgaleen Soomaali iyo dad kaleba.

Banaanbaxa oo ka dhacay safaaradda Koonfur Afrika ay ku leedahay magaalada London ayaa waxa dadka ka qaybgalay ka mid ahaa, Sagal Maxamed Canshuur, Cabdirashiid Hiirad iyo Cumar Maxamed Cawad oo uu wareystay Farxaan Maxamed Jimcaale.