Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaali kunool masaajidada dalka Koonfur Afrika

Todobaadyo kaddib markii dalka Koonfur Afrika ay ka dhaceen weeraro lagu bartilmaamaydsanayey dadka ajaaniibta ah ee ka shaqeysta dalkaasi, dad soomali ah oo ay waxyeelo ka soo gaartay rabshadaas ayaa weli ku dhibaataysan dalkaasi.

Waxa la dhacay hanti wixii ay lahayeen. In badan oo ka mid ah waxay maciin bideen masaajidada halkaas oo ay hoyi ka dhigteen. Waxa quudiya dad kale oo muslim ah.

Halkan ka dhagayso waraysi uu weriyaha BBC-da Raage Xassan la yeeshay qaar ka mid ah soomalidaasi.