Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dekadda Berbera oo la balaarinayo

Magaalada Berbera waxaa ka socda hawlo lagu balaarinayo dekedda iyada oo laba weji la dhammaystiray wejigii saddexaadna haatan uu socdo.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige oo jooga magaalada Berbera ayaa maareeyaha guud ee dekedda Cali Cumar Maxamad waxa uu ka wareystay arintaasi.