Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doon siday 165 qaxooti oo Berbera timid

Doon siday 165 qaxooti Soomaaliyeed oo ka soo cararay dagaalada Yemen ayaa galabta ku soo xidhatay dekedda magaalada Berbera.

Weriyaha BBC-da Axmed Saciid Cige oo todobaadkan shaqo u joogay Berbera ayaa goob joog ka ahaa markii doonta soo xiratay.