Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ammaanka W/Bari Kenya oo laga arrinsaday

Daladda aqoonyahanada ee gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa ganacsatada soomaalida ah ugu baaqay in ay maalgashadaan gobolka Waqooyi bari oo ay sheegeen in ay saamayn xoogan ku yeelatay weerarada ururka Al-Shabaab.

Kulan ay isugu yeereen ganacsatada oo ka dhacay Naiorobi ayaa waxa ay ku sheegeen in loo baahanyahay in xiriir wanaagsan laa samaysto qawmiyahada kale e Kenya.

Kulankaas waxaa ka qayb galay in kabadan lixdan qof ganacsato ah.

Waakan Dr Cabdirasaaq Caraale oo ah gudoomiyaha daladda aqoonyahanadan.