Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xisbiga UCID oo diiday muddo kordhinta

Waxaa isna diiday go'aanka golaha guurtida Somaliland mudada ugu kordhiyeen maanta xukuumada iyo golaha wakiilada gudoomiyaha xisbiga mucaaridka UCID Faysal Cali Waraabe. Wuxuu u waramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige