Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jawaabta Somaliland ee hadalka USP

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee baarllamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo wasiirka wasaaradda xiriirka golayaasha Cali Xaamud Jibriil, ayaa shir jaraa'id oo wadajir oo ay ku qabteen Hargeysa uga jawaabay hadalka USP.

Axmed Saciid Cige ayaa shirka jaraa'id ka dib wareystay labada masuul ee saxaafadda la hadlay.