Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

US: May oo loo asteeyay xanuunka dhimirka

Bisha May oo Mareykanku u asteeyay wacyigelinta iyo fahamka xanuunka dhimirka, waxaana inta bishani lagu guda jiro dadka lagu dhiiri geliyaa inay qayb ka noqdaan la dagaalanka takoorka la xiriirta xanuunada dhimirka.

Magaalada Minneapolis waxaa ku nool soomaali badan oo xanuunada dhimirka qaba.

Madaxa xarunta lagu xanaaneeyo dadka xanuunka dhimirka qaba ee Minneapolis, Yaasiin Axmed Maxamed (abuushiraac), ayaa u waramay wariyaha BBC-da Mohamed Haji Hussein Shiine.