Afgambiga Burundi
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Afgambi la sheegay in uu ka dhacay Burundi

Jeneraal ciidamada Burundi ah, ayaa sheegay in saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada in ay shaqada ka eryeen madaxwayne Pierre Nkurunziza.