Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saamaynta colaadda Burundi ee AMISOM

Mid ka mid ah Janaraaladii gadooday ee isku dayay in ay la wareegaan awoodda dalka Burundi ayaa sheegay in uu qirayo in isku dayga lagu doonayay in madaxweynaha lagu afgembiyo uu dhicisoobay.

Janaraal Cyrille Ndayirukiye waxa uu sheegay in inta abdan ciidammada Burundi ay doonayaan in madaxweynaha uu xilka sii hayo.

Haddaba wax saamayn ah dhibaatada ka taagan Burundi ma ku yeelan kartaa ciidankooda ka tirsan AMISOM ee Soomaaliya jooga.

Waxaanu arrintaa ka wareysanay Maxamed C/laahi oo u warramay Faarax Lamaane