Qaar ka mid ah qoysaska reer Yeman ee gaaray Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda Qaxootiga reer Yemen ee gaaray Muqdisho

Qoysas reer Yeman ah oo qoxooti ah oo ka soo cararay dagaaladda ka socda Yeman ayaa todobaadkan markii ugu horaysay gaaray Muqdisho.

Jaaliyadda reer Yeman ee magaalada Muqdisho ayaa u gurmaday qaxootiga.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Yeman ee Muqdisho Xuseen Saalim Axmed ayaa ka codsaday dawladda Soomaaliya iyo hay'adda UNHCR in ay u gurmadaan qoxootiga reer Yeman ee Soomaaliya yimid.

Halkan ka dhagayso waraysi uu Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan uu la yeeshay gudoomiyaha jaaliyadda reer Yeman