Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Guusha Daacish maxay ka dhigan tahay?

Haddaba maxaa laga dheehan karaa hadalka madaxweyne Obama ee ah in guusha Daacish ay caqab ku tahay xulafadda uu hor kacayo maraykanka.

Waxaan arrintaasi ka wareysanay Dr Sacad Sheekh Cismaan Nuur oo ka faallooda arrimaha dunida Islaamka.

Khadka tefeloonka ee dalka Mareykanka ayuu ugu warramay weriyaha BBC Maxamud Cali.