Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda oo beenisay in ay aqbashay tarxiilidda

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisay in ay Denmark ka oggolaatay soo celinta Soomaalida magan-gelyo doonka ah. Cabdullahi Gaafow Maxamud, agaasimaha guud ee socdaalka iyo jinsiyadaha ee Soomaaliya ayaa arrintaasi uga warramy weriyaha BBC Maxamud Cali Maxamed.