Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Weriyayaal lagu xiray magaalada Garowe

Ciidamada amniga ee Puntland ayaa xiray laba weriye oo u shaqeynnaya idaaacadda Daljir.

Mid ka mid ah labada weriye waa agaasimaha Idaacadda Daljir ee Garow iyo Boosaaso.

waxa ay hadda ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Garowe.

Wasaaradda arrimaha gudaha oo weriyayaashan ay u xiran yihiin ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho. laakiin waxa ay tilmaamtay inuu baaritaan ku socdo.

Faysal Khaliif Barre oo ah madaxa ururka saxafiyiinta Puntland oo u tagay weriyayashaasi xiran ayaa Axmed Xaji xasan uga warramay arrinbtan.