Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi kooxda Xidigaha Geeska

Kooxda Xidigaha Geeska ayaa socdaal ku jooga caasimada Ethiopia ee Addis Ababa, kooxdan oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaalida ayaa ah koox heesa hooda aad loo dhegaysto dibadda iyo gudahaba.

Cabdiraxmaan Bidhaan ayaa khadka telefoonka ee magaalada Addis Ababa ku wareeystay Gudoomiya Kooxda Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax, waxaanu marka hore weydiiyay inuu noo sheego Kooxda Xiddagahu Geesku siday u dhisan yahiin iyo qaabka ku bilaabmeen.