Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gudiga doorashada: Kormeerayaasha Midawga Afrika waan la shaqaynaynaa

Deegaanka Soomaalida waxaa ku sugan kormeereyaal ka socda Midawga Afrika kuwaas oo u kuurgalaya doorashada ka dhacaysa halkaasi, gudoomiyaha gudiga doorashada ee deegaanka Soomaalida Maxamuud Abiib Cabdi ayaa sheegay in ay si wanaagsan ula shaqaynayaan kormerayaasha.

Wariyaha BBC Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa gudoomiyaha ku waraystay magaalada Jigjiga.