Aynte
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qiyaasta tirakoobka Soomaaliya oo lagu dhawaaqey

Sahan lagu qiyaasayo qiyaas tira koobka dadka ku nool Somalia oo si wada jir ah ay u sameeyeen hay'adda UNFPA, xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa waxaa shaacisay wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda Soomaaliya. Qiyaastan tirakoobka ayaa u qeybisay dadka reer magaal, reer miyi, beeraley iyo barakacayaal.

Haddaba muhiimada sahanka qiyaastaan tira koobka ayaan weydiinay in uu inoo sharaxo wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda Soomaaliya, Cabdirahman Ceynte, waxa uuna u waramay wariyaha Fardowsa Maxamad Cilmi.