Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa horyaal madaxweynaha cusub ee Nigeria?

Madaxweynaha cusub ee Nigeria, Muxameduu Buhari, ayaa si rasmi ah maanta ula wareegayo xafiiska.

Haddaba waa maxay arrimaha ugu waa weyn ee horyaalla madaxweynaha cusub, maxaase loo qaateen ah oo uu sameyn karaa?

Su'aalahaas iyo kuwa kalaba waxaanu u bandhignay, Dr Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ka faalooda arrimaha Afrika.

Waxa uu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Maxamed Cagayare