Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo beenisay heshiis dakhli qeybsi.

Saxaafadda caalamka qaar ka mid ah ayaa ka qortay shidaalka Soomaaliya iyo heshiisyada dawaldda federaalku saxiixday. Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegayaya in ay ku dhowdahay heshiis ay kala gaarto shirkadda Soma Oil and Gas ee qaybsiga dakhliga shidaalka Soomaaliya.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ayaa nooga warramay.