Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabdi Adar xildhibaan faderaal ah ayuu Itoobiya ka ahaa 70-meeyadii

Cabdi Adar waa nin Soomaali ah oo ka tirsanaanjiray baarlamaanka federaalka ee Itoobiya sanadihii 70-meeyadii.

Markii ugu horeysay waxa uu xildhibaan Faderaalka Itoobiya ah noqday sanadkii 1969-kii, xilligaas oo uu Itoobiya ka talinayay boqor Haile Selassie.

Cabdi Adar oo hadda ku nool Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya, weriyaha BBC Cabdirsaq Xaaji Catoosh oo dhawaan shaqo u tagay magaalada Jigjiga yaa ka waraystay xildhibaanimadiisii xiligii Xayle Silaase.

Waxa uu ku bilaabayaa deegaanka laga soo dooran jiray.