Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Eedaha loo haysto FIFA

Qodobka aan maanta uga doodnay barnaamijka waxa ay ila tahay ee jimacaha ayaa ah fadeexadda haysata FIFA, iyo sida uu ururkaasi uga bixi karo. Waxaan nagala qayb galay guddooiyaha xiriirka kubadda cagta Cabduqani Siciid Carab, Maxamed Ismaaciil Siteey, Maxamed Daysane iyo dhegystayaasha.