Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maamulka Koofur Kalbeed oo la isku shaandheeyay

Madaxweynaha Maamulka konfur galbeed Soomaaliya sharif Xasan Sheikh Adan ayaa waxaa uu xilka qaadi ku sameeyay guddoomiyhii degmada Bay, isaga oo u magacaabay guddoomiye cusub.

Wareegtadaasi kaddib ayaa telefoonka kula xiriirnay wasiirka arrimaha gudaha iyo dawladaha hoose ee maamulka koofur galbeed C/raxmaan Ibrahim Adan (c/raxmaan sette), oo u warramay weriyaha BBC, farax Lamaane.