Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Farmaajo oo ka hadlay xaaladda dalka

Waxaa maalmahan ku sugnaa gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo bulshada Soomaalida ah ee gobolkaasi ku nool kala hadlayay aragtidiisa ku aaddan xaaladda dalku ku jiro.

Weriyaha BBC ee Mareykanka, Maxamed Xaaji Xuseen Shiine ayaa wareystay Farmaajo, oo marka hore weydiiyay waxa ay la tahay xaaladda uu hadda dalka marayo.