Sawirada bandhig dhaqameedka xaafadda Islii

Image caption Bandhig dhaqameed ka dhacay Islii

Xaafadda Islii ee Madaalada Nairobi ayaa lagu qabtay bandhig ay qowmiyado kala duwan kusoo bandhigayeen ciyaaraha dhaqamada.

Image caption Gabdho iyo wiilal Dhaantada ciyaaraya

Bandhigga waxaa ka qeybgalay, Soomaali, Kikuyu iyo Campa, waxaana looga gollahaa in sare loo qaado isdhexgalka dadka Islii deggan.

Image caption Qaar ka mid ah Gabdhihii ciyaaraha dhaqanka SOomaalida soo bandhigay

Waxa ay qowmiyad kastaa muujisay sida ciyaaraha dhaqanka uu yahay. Soomaalidana waxa ay muujiyeen ciyaarta Dhaantada iyo sida ay u ciyaaraan.

Image caption Dhaantada ciyaarteeda iyo wiilasha iyo gabdhaha Soomaalida
Image caption Qowmiyadda Camba oo dumarkoodu ay soo bandhigeen dhaqankooda
Image caption Sida ay tahay ciyaarta dhaqanka Camba, oo ka mid ahaa qowmiyadaha halkaasi tagay
Image caption Kikuyu ayaa ka mid ahayd qowmiyadaha dhaqankooda soo bandhigay
Image caption Nin hor fadhiya dumar Kikuyu ah oo ciyaaraya