Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulan looga hadlay weerarada Shabaab

Sannad kasta bisha Ramadan ururka Al-Shabab wuxuu kordhiyaa weerarrada ay qaadaan, dhowaanna waxaa kulan yeeshay laamaha amniga ee dawladda Soomaaliya iyo AMISOM, iyaga oo ka arrinsanayey sidii looga gaashaaman lahaa weerarrada noocaas ah.

Taliyaha booliska Soomaaliya, Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa BBC-da uga warramay qorshahooda amniga.