Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhallinyaro hoggaan loo tababarayo

Tabar hoggaanka ah oo la siiyo dhalinyarada ayaa lagu qabtaa sanadka kasta dalka Mareykanka. Dhalinyaradaasi oo laga soo kala xulay meelo badan ayaa waxaa ka mid ah sanadkan Faa'isa Abdirashid Mohamed, waxayna nooga warrantay waxa loo tababarayo.