ONLF
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

ONLF oo beenisay eedaymo loo jeediyey

Ururka ONLF waxay ku gacan sayreen eedaymo ku saabsan inay xireen saraakiil ururka ka tirsan.

Cadaani Hirmooge oo ah afhayeen ururka ONLF ayaa iska fogeeyey in ururka uu wax ka qaldan yahay