Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

ONLF oo beenisay eedaymo loo jeediyey

Afhayeenka ururka ONLF Cabdiqaadir Xassan Hirmooge ayaa BBC u sheegay inaysan jirin eedaha loo jeediyey ee ku saabsan inay xireen saraakiil ururka ka tirsan

Cadaani waxa sidoo kale uu sheegay in shaqsiyaad gaar ah aysan qaban karin shirweyne. sidoo kalena shirweynaha ururka uu talo ku yimaado.

Waxaa sidoo kale uu sheegay inay ku jiraan halgan. balse waxa uu qiray inay wadahadalo socdaa.