Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Prof Cadde: waxaan u taagnaa calan saarkii Soomaaliya

Prof Cabdullahi Maxamuud Warsame (prof Cadde) waxa uu ka mid yahay dad aan badnayn, laakinse goob joog u ahaa habeenkii ugu horreeyay ee calan Soomaaliyeed laga taago ciidda Soomaaliya, waxa uu nala wadaagay dareenkiisa.

Prof Cadde ayaa todobaatanaadkii waxa uu bare ka ahaa oo uu wax ka dhigi jiray Jaamacada

Umadda. Waxa uu u warramay Maxamed Ibraahim Mucalimuu