Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

IGAD oo soo dhaweysay doorashada Galmudug

Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug.

Danjire Maxamed Cabdi Afey, oo ah wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in maamulka cusub ay ka filayaan in uu hormar keeno.

Danjire Afey ayaa u warramay weriyaha BBC Axmed Xaaji Xasan.