Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gaagaabka Hargeysa oo urur sameystay

Qaar ka mid ah dadka aadka u gaagaaban ee ku nool magaalada Hargeysa, ayaa waxay ku dhawaaqeen inay sameysteen urur u gaar ah, oo ay sheegeen inuu ka difaaci doono dhibaatada ay kala kulmaan bulshada qaarkeed.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa saddex ka mid ah dadkaasi aadku u gaagaaban dhex dhigay doodan.