Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Fadhliga tobanka maalmood ee ugu dambeeya Ramadhaanka

Waxaa bilawday tobanka maalmood ee ugu dambeeyay bisha barakaysan ee Ramadhaan.

Tobonkan beri waxaa ka mid ah habeenka lagu magacaabo leylatul qadri, oo ka fadli badan kun bilood.

Weriyaha BBC-da Xasan-deeq Cabdullaahi Haybe ayaa fadhliga 10-ka beri ee ugu dambeeya Ramdhaanka, waxa uu weydiiyey Sheekh Maxamuud Shibli, oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.