Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Haweeney taksi kexeysa oo Wajeer ku nool

Dhulalka ay Soomaalidu degto, waxaa aad naadir u ah in la arko qof dumar ah oo wada ama darawal ka ah gawaarida dadweynaha sida taxi-yada iyo basaska dadku ay raacaan

Magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya gabadhii u horaysay ayaa Taksiile ka noqotay hada.

Ladan Salaad oo ku magac dheer Ladan Qaali ayaa sheegtay in sida ragga taxsiilayaasha ah oo kale ay u shaqeysato, ayna macaamiil badan ku xiran yihiin oo taksigeeda raaca

Ladan Qaali waxa ay magaalada Wajeer ugu warantay weriyaha BBC Bashkas Jugsoo dhacay.