Garissa University
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda oo lagu eedeeyay dad laga la'yahay Wajeer

Tan iyo markii weerarka lagu qaaday jaamacadda Gaarisa horraanta bishii April, ayaa waxaa jiray warar sheegaya dad la waayey.

Dadka ku nool gobolka waqooyi bari ee Kenya waxay arrintaas ku eedeeyeen booliska, xukuumaddana eedeyntaas way ku gacan sayrtay.

Ururrada xuquuqda aadanaha ayaa iyaguna sheegaya inay soo gaareen warbixinno ku saabsan dad la waayey kaddib markii ciidanka amnigu ay la bexeen.

Wariyaha BBC Bashkas Jug Soo dhacay ayaa warbixintan ka diyaariyey.