Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka doodda

Barnaamijka doodda ee toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa caqabadaha horyaalla gudiga madaxa banaan ee dhowaan la ansixiyay ee xuduudaha.

Waxaa kale oo aan ka hadli doonnaa muranka dhinaca xuduudaha ee u dhaxeeya maamulada gobollada.