Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Prof Axmed Samatar oo ka hadlay kaalinta dhaqanka ee horumarka

Aqoonyahanka Soomaaliyeed, Axmed Ismaaciil Samatar ayaa khudbad uu ka jeediyay kulan aqoon iswaydaarsi oo ka dhacay London, wuxuu ka hadlay xiriirka ka dhexeeya dhaqanka iyo horumarka.

Wuxuu faahfaahinayaa xiriirkan iyo sida ilbaxnimada iyo suugaantu iskula saanqaadi karaan.

Cabdiraxmaan Koronto, ayuu u waramay.